Qarax la galiyay Guriga Musharax Cabdirashiid Xidig oo goordhaw la fashiliyay

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in la fashiliyay qarax la doonayay in waxyeelo lagu gaarsiiyo Musharax Madaxweynaha Jubbaland Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig. Sida aan wararka ku helnay qaraxan Miino ayaa la galiyay qeybo kamid ah guriga uu magaalada Kismaayo ka degan yahay Cabdirashiid Xidig, waxaana qaraxaasi helay … Continue reading Qarax la galiyay Guriga Musharax Cabdirashiid Xidig oo goordhaw la fashiliyay